BISMILLAHI RAHMANI RAHIM
DASTUURKA SOMALILAND
AARAAR
IYADOO UU AYIDSAN YAHAY goaamadii shirkii Beelaha Somaliland ee Burco ee 27dii April ilaa 5tii May 1991, ee lagula soo noqday madax bannanida laga soo bilaabo 18 May 1991.
IYADOO UU KA SHIIDAAL QAADANAYO, Shirweynihii Guurtida Beelaha Somaliland ee Boorama ee 24kii Janaayo ilaa 25kii May 1993kii ee lagula guddoonsaday Axdiga-Qaranka kaas oo:
- Waajibiyey in muddada kala guurka ah la diyaariyo, aftina loo qaado Dastuur Qaran oo beddela Axdiga Qaranka.
- Si cad u taabtey rnabaadi'da Dastuurka jyc qaabdhismeedka dawlada iyada oo uu ku qanacsan yahay, xaqa aan cidina ka duudsiyi-karin ee uu u leeyahay aaya ka tashigiisa.
IYADOO UU WAAYO-ARAG U YAHAY, cawaaqib xumada Dastuur aan ku salaysnayn caqiidada, dhaqanka iyc doonista ummadda, ee lagu soo maamulayey muddo soddon sannadood ah;
IYADOO UU WAAYO-ARAG U YAHAY, Cidhib-xumada iyo dhibaatada xukunka ku dhisan talo-maroorsiga iyo keli-talisnimada ee daIka ku soo jiray muddo ka badan labaatan sannadood, kana feejigan dib-u-soo noqoshada xukun noocaas ah;
IYADOO UU XUSUUSAN YAHAY halgammadii isdaba jooga ahaa ee shacbiga sida kii Daraawiishta, Culimada Diinta, iyo axsaabta;
IYADOO UU MAANKA KU HAYO haIgankii kululaa ee isbahaysigii ururka SNM hogaaminayey u soo maray dib-ula-soo noqoshada madax bannaanida ee loo soo huray naf iyo maalba si loo helo nidaam dawladeed oo ummada nasteex u ah;
IYADOO UU HIGSANAYO, dawladnimo ummadda wada deeqda, oo la mahadiyo, kuna dhisan sinnaan iyo caddaalad;
IYADOO UU YAQIINSAN YAHAY in lagu gaadhi karo degganaansho iyo xasillooni waarta, is-waafajinta la iswaafajiyo dhaqan-maamleedka dalka iyo caqiidada ummadda;
IYADOO UU AAMINSAN YAHAY in ummadda Somaliland tahay, qoys wax walba wadaaga, sida diinta, dhaqanka, caadooyinka, iyo afka, wax ay ku kala duwan tahay sinaba u jirin, diyaarna u tahay in ay wada dhisato dawlad ay u siman tahay;
IYADOO UU OG SOON YAHAY in diyaavinta Dastuurku soo martay marxalado iyo guddiyo kala duwan, oo ay ugu dambeysay guddigii isku-soo--dubbarididda Dastuurka Shirweynihii 3aad u xilsaaray isku shaandhaynta labadii nuqul taariikhdii 26/11/96, laguna saleeyey arrimaha soo socda:
B. Shareecada Islaamka.
T Go'aan gaadasho ka timaadda talo-wadaag.
J. Is-dheellitirnaanta awoodda dawladnimo oo u qaybsanta Sharcidejinta, Fulinta iyo Garsoorka.
X. Baahinta iyo hoos u daadejinta maamulka xukuumadda (Decentra1isa tion).
Kh Dammaanad-qaaddista 1ahaanshaha gaarahaaneed iyo xaq dhowridda suuqa xorta ah.
D. Qiimo-weynidda nolosha qofka co la imanaysa sugidda x.uquuqda aasaasiga iyo xorriyadaha qofka.
E. Nabadgelyo iyo habsami kula dhaqanka dawladaha gobolka ivo adduunweynaha.
IYADOO UU SI FIICAN U DHUUXAY laf iyo ludba araarta iyo mucda Dastuurka:
Shacbiga Somaliland, waxa uu halkan ku oggolaaday maanta oo taariikhdu tahay __/__ /__ , isagoo addunweynaha halkan ugu caddaynaya inuu Dastuurkan ka dhigtay Dastuurkiisa Qaran.
QAYBTA KOOWAAD
TILMAANTA IYO MABAADIDA GUUD
XUBINTA 1AAD
TILMAANTA GUUD
|
XUBINTA 2AAD
MABAADIDA GUUD
|
XUBINTA 3AAD
XUQUUQDA QOFKA, XORRIYADDA ASAASIGA
AH IYO WAAJIBAADKA SAARAN MUWAADINKA
|
QAYBTA LABAAD
QAAB DHISMEEDKA QARANKA
QODOBKA 59AAD
XUBINTA 1AAD
WAAXDA XEER-DEJINTA
|
XUBINTA 2AAD
GOLAHA GUURTIDA
|
QAYBTA SADDEXAAD
WAAXDA FULINTA.
XUBINTA 1AAD
_
|
XUBINTA 2AAD
_
|
XUBINTA 3AAD
GOLAHA WASIIRADA
|
QAYBTA 4AAD
WAAXDA GARSOORKA
XUBINTA 1AAD
GOLAHA WASIIRADA
|
QAYBTA SHANNAAD
QODOBO KALA DUWAN
XUBINTA 1AAD
GUDDIGA CULIMADA
|
XUBINTA 2AAD
GOBOLADDA IYO DEGMOOYINKA
|
XUBINTA 3AAD
HAYADAHA DAWLADDA
|
XUBINTA 4AAD
MABAADIDA CIIDANKA QARANKA
|
XUBINTA 5AAD
DASTUURKA
|
Copyright 2000, Somaliland Forum
webmaster@somalilandforum.com